Ciidamada dowladda & kuwa degaanka oo la wareegay degaan u dhow Xarardheere

Ciidamada dowladda & kuwa degaanka oo la wareegay degaan u dhow Xarardheere

Ciidamada xoogga dalka iyo xoogga deegaanka ayaa Al-Shabaab kala wareegay gacan ku haynta degaanka Ceelhuur oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Ciidamada oo ka ruuqaansaday degmada Hobyo ee gobolkaas ayaa si buuxda u hubiyay in Ceel Huur soo gashay gacanta Ciidamada qaranka waxaana ay kaga sii gudbeen dhanka Xaradheere.

Saraakiisha xoogga dalka ayaa xaqiijiyay qabashada Ceel Huur, waxaana ay sheegeen inay saacadaha soo socda geli doonaan degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug oo muddo badan ku sugan yihiin Al-Shabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com