Garoowe Isimada iyo waxgaradka oo ku hawlan xalinta xiisad dagaal oo magaalada laga dareemay

Garoowe Isimada iyo waxgaradka oo ku hawlan xalinta xiisad dagaal oo magaalada laga dareemay

Sida ay radio daljir ku heshay wararka Ciidama diidan diiwangalinta codbixiyaasha doorashooyinka oo xalay magaalada soo galay ayaa waxgaradka iyo Isimadu ku guulaysteen in dib looga saaaro magaalada .

Waxaana Kulamo arinkaa lagu xalinayo uu ka socdaa guriga Islaan Ciise Islaan Maxamed Dawlada ayaan weli war ka soo saarin xisada dagaal oo magaalada Garoowe aad looga dareemay .

Diiwangalinta codbixiyaasha dorashada qof iyo cod ayaa beri muddaysan in Gobolka Nugaal laga daahfuro

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com