Xilli maalintii lixaad uu galay dagaalka magaalada laascaanood ayaa waxaa saaka dhaqdhaaaqyo Ciidan laga dareemayaa jiida Tukaraq halkaas oo ay gaareen Ciidan ku gaashaaman hubka culus kuwaaas oo baxay Garoowe .
Soomaliland ayaa magaalada laascaanood duqeyn aan loo meeldayin ka wada maalintii lixaad iyadoo ay dul fadhiyaan magaalada Ciidama fara badan oo Soomaliland ku soo daabushay labadii maalmood ee u danbeeyey kuwaas oo ku hubaysan hubka Culus sida Taangiyada, Beebayaasha iyo qoryaha loo yaqaan M.30
Diwaanka Wararka
Radio Daljir
COMMENTS