Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa Caawa Guddi u saaray degaannada kuyaalla Bariga Gobolka Galgaduud oo la sheegay inay go’doomisay dowladda Soomaaliya.
Xubnaha Guddiga oo ka kooban 11 Xildhibaan oo katirsan Golaha Shacabka ayaa laga sugayaa inay u kuurgalaan xaaladda amni iyo midda nololeed ee degaannada kuyaalla Bariga Gobolada Galgaduud iyo Mudug.
COMMENTS