Siyaasi Cabdulqaadir Maxamed Hagar (Aayatullaah) ayaa si adag uga jawaabay hadal maanta ka soo yeeray Faysal Cali Waraabe: “Nin walowba haybtaada aamin halkan waa la xoraynayaa, oodkaca iyo muqmada halkee lagu cunayaa, meeshan waa Nugaal, xabbad baana ka socota?”
Aayatullah oo sii wata jawaabta uu u jawaabay Faysal Cali Waraable ayaa ku sii darey, “Faysal inuu miyirsaday baan u haysaney laakiin weli ma miyirsan … Faysaloow ma Majeerteen baad cadow iiga dhigaysaa oo Ciidagale ii soodhaweyneysaa?”
COMMENTS