Ciidamada xoogga dalka oo dilay 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka oo dilay 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka ayaa 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab ku dilay deegaanka Makuude oo qiyaastii 7-km dhanka Koonfur kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed.

Khasaarahan xooggan ee la gaarsiiyay Khawaarijta ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay isku dayeen in ay soo weeraraan xero ciidanka qaranka ay ku leeyihiin deegaankaas.

Waxaa dardar ku socda howlgallada ka dhanka Khawaarijta ee ka socda dalka,waxaanna hadda xor ah oo shacabka si nabad ah ugu nool yihiin deegaanno badan oo argagixisada laga saaray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com