Warqad kaso baxday Xafiiska Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha & dumuqraadiyadda Puntland Cabdi Faarax siciid Juxa ayaa logu magacabay Isuduwaha Wasaaradda ee gobola Mudug,iyaddo xilkaas loo magacabay Cabdifataax Samatar Ciise.
Dhigaal Cusub
Shacabka Muqdisho & saamaynta roobkii shalay Dhigaal Duug ah
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR
FAALLOOYIN & FALCELIN