Musharax Gudoomiyaha D. Burtinle Muxiyadiin Maxamed Xaashi oo kulan la Qaatay G. Hormarinta Burtinle

Musharax Gudoomiyaha D. Burtinle Muxiyadiin Maxamed Xaashi oo kulan la Qaatay G. Hormarinta Burtinle

Burtinle: Musharax Gudoomiyaha Degmada Burtinle Muxiyadiin Maxamed Xaashi Ayaa maanta Kulan qado sharaf ah Usameeyey Gudiga Hormarinta Degmada Burtinle Oo isugu Jira Nabadoono waxgarad Culumo awdiin Ganacsato Wuxuuna ka Codsaday inay ku Tageraan Xilka Gudoomiyaha Degmada Ee uu u Sharaxanyahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com