Xildhibaan Sulub: “Baarlamaanka ayaanu ka ansixinaynaa in Ciidamada Puntland ay dagaalka Laascaanood galaan”

Xildhibaan Sulub: “Baarlamaanka ayaanu ka ansixinaynaa in Ciidamada Puntland ay dagaalka Laascaanood galaan”

Xildhibaan Faarax Sulub Jaamac “Baarlamaanka ayaanu ka ansixinaynaa in Ciidamada Puntland ay dagaalka Laascaanood galaan, marka deegaankaasi xoroobo dadka deegaanka ayay u taalaa sida ay ka yeelayaan masiirkooda laakiin ma yeelayno in lagu khasbo wax aysan rabin,”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com