Urur siyaasadeedka Mideeye oo Madaxweynaha Puntland eedeyn u jeediyeey (Akhriso)

Urur siyaasadeedka Mideeye oo Madaxweynaha Puntland eedeyn u jeediyeey (Akhriso)

WARMURTIYEED: Urur siyaasadeedka Mideey ” Waxaan dadka reer Puntland u cadeynaynaa in Madxaweynaha Puntland markasta caqabad ku ahaa hanaanka Dumquraadiyada iyo dhamaystirkiisa uuna jujub iyo awood maroorsi ku waday geedi Socdka, Madaxweyne Deni iyo Af-hayeenka Baarlamanka ayaa qaadaya mas’uuliyadda dagaalkii Garoowe ka dhacey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com