Macalinka cusub ee xulka gobolka Mudug oo kulan la qaatay qaar kamid ah dhalinyarada Gaalkacyo

Macalinka cusub ee xulka gobolka Mudug oo kulan la qaatay qaar kamid ah dhalinyarada Gaalkacyo

Cisman Racwi Cisman oo ah Macalinka dhawaan loo Magacaabay Xulka Gobolka Mudug ayaa Xalay casho sharaf loogu sameyey Magalada Gaalkacyo

Munasabadan oo ay soo qabanqabiyeen qaar kamida Dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo ayaa ujeedkeedu ahaa in lagu dhiirigaliyo Macalinka Iyagoo qaar kamida dhalinyaradii Kasoo qayb gashayna ay u hambalyeeyen Macalin Cisman.

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com