Lacagti keydka u hayd garoonka Cawaale Gaalkacyo oo akoonka lagala baxay

Lacagti keydka u hayd garoonka Cawaale Gaalkacyo oo akoonka lagala baxay

Guddiga garoonka kubadda cagta Cawaale Gaalkacyo ayaa sheegay in Akoonki Garoonka lagala baxay lacag, taas oo u eeg musuq-maasuq | sidaas waxaa Daljir u sheegay Maxamed Mire oo ah guddoomiye kuxigeenka Garoonka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com