Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa amray shirkadaha isgaarsiinta ee ka hawlgala Puntland in aysan u hoggaamsami karin amarka DFS ay sheegtay inay ku xirayso qaar kamid ah Baraha Bulshada, sida TikTok iyo Telegram.
FAALLOOYIN & FALCELIN