Baydhabo & daadadka Xalay saqdhexe ku fatahay (Sawiro)

Baydhabo & daadadka Xalay saqdhexe ku fatahay (Sawiro)

Roobab daran oo ka da’ay duleedka magaalada Baydhabo ayaa waxaa xalay saq dhaxe ay sababeen in daadkii ugu badnaa tan iyo markuu roobku bilowdey ay ka dhacaan magaalada Baydhabo waxaana gebi ahaanba biyaha ka hoos marey buudooyinkii biyaha ay maru jireen meelaha qaarna waxaa biyaha ay gudaha u soo galeen magaalada waxaana ay si xoogleh ku dhex qaadayaan xaafadaha Magaalada.

Waxaa buundooyinkii biyaha ay sii fideen cabir ahaan in u dhiganta 70-100m oo balac ah cabsi weyn ayaana jirta, ma jirto meelo loo shaqo tago waxaana qof walba oo ku xayiranyahay xaafada uu waaga ugu baryey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com