Musharax Madaxweyne Puntland Axmed shirwac oo Boosaaso lagu soo dhaweyeey

Musharax Madaxweyne Puntland Axmed shirwac oo Boosaaso lagu soo dhaweyeey

Musharax madaxweynaha Puntland mudane Axmed Maxamed Shirwac ayaa maanta siweyn loogu soodhoweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Boqolaal shacab ah oo ka socda qaybaha bulshada ayaa ka qayb qaatay soo dhoweynta Musharax madaxweyne Axmed Maxamed Shirwac oo ololihiisa musharaxnimo ka bilaabay magaalada Boosaaso.

Sidoo kale soodhoweynta musharaxa waxaa ka qaybgalay, haldoorka reer Puntland ee kusugan magaalada Boosaaso, sida Nabadoono, Ganacsato, Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Saraakiil ciidan iyo wax ku-ool kale.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com