Guddiga baarlamaan ee loo xilsaaray dib u eegista xeerka Doorashooyinka Puntland ee ay soo gudbiyeen golaha xukuumada ayaa baarlamaanka ka codsaday in dib loo dhigo ka doodista xeerka si xal siyaasadeed loo gaaro.
FAALLOOYIN & FALCELIN