“XASAN SHEEKH HAL TALLAABO OO UU KAGA HORTAGAYO DAMACA ITOOBIYA KAMA QAADIN GUDAHA DALKA,” AQOONYAHAN XASAN CABDI CAYNAANSHE

“XASAN SHEEKH HAL TALLAABO OO UU KAGA HORTAGAYO DAMACA ITOOBIYA KAMA QAADIN GUDAHA DALKA,” AQOONYAHAN XASAN CABDI CAYNAANSHE

Aqoonyahan Xasan Cabdi Caynaanshe oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey damaca Itoobiya ee xeebta Saylac iyo kaalinta la yaabka leh ee aan weli muuqaan ee Madaxweyne Xasan Sheekh.

Maxaa haddaba keenay in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan illaa iyo haatan qaadin hal tallaabo gudaha dalka oo uu kaga hortagayo duullaanka la filayo ee Itoobiya?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com