Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa cod aqlabiyad ah Oggol ugu codeeyay codsi Madaxweyne, kaas oo ahaa in muddo 30 cishe la siiyo si uu u soo dhiso Golaha Xukummadda.
Barlamaanka Puntland oo madaxweyne deni ugu baaqay in golaha xukumadda uu 30 cisho gudahood kusoo magacaabo
Dhigaal Cusub
GAROOWE | XUBINTA SICIRKA IYO SUUQA Dhigaal Duug ah
QM oo Ergay Cusub u soo magacaawday Soomaaliya
FAALLOOYIN & FALCELIN