Laamaha Amniga & Meydka 8 sano jir laga helay Caska Gaalkacyo

Laamaha Amniga & Meydka 8 sano jir laga helay Caska Gaalkacyo

Xidigle Daahir maxamed Xuseen Taliyaha Saldhiga Halabookhad Gaalkacyo oo Daljir uga waramay dhacdada meydka wiil yar oo 8 sano jir ah oo bahal cunay lagana helay Gaalkacyo, inkasto shaki laga qabo wilkaas in xubnihiisa muhiimka ah lagala baxay haddana taliyaha faahfaahinaya. | Najiib Alma

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com