Maxkamadda Ciidamadda qalabka sidda oo xabsiga u dirtay 30-Askari

Maxkamadda Ciidamadda qalabka sidda oo xabsiga u dirtay 30-Askari

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa xabsiga u dirtay in ka badan 30 kamid ah ciidanka Xoogga Dalka .

Ciidamada Xabsiga loo Taxaabay ayaa isugu jira Saraakiil iyo Askar sida ay sheegtay warbaahinta dowlada.

Waxaa loo haystaa Baabuur , Hub iyo Agab ciidan oo looga soo tegay furimaha dagaalka ee koonfurta gobalka Mudug

Hase ‘ahaatee Arintan ayaa dhacay intii ay socdeen dagaalo maalmihii la soo dhaafay dhexmaray ciidamada xoogga dalka iyo Al shabaab.

Saraakiisha ayaa sheegay in raggan loo heysto dayacaad la xiriirta masuuliyadii ka saarneyd ilaalinta hubka iyo agabka oo ay uga soo tagaeen Farumaha dagaalka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com