Munaasabad lagu soo dhaweynayo xulka ciyaartooyda Galmudug oo dhuusamareeb lagu qabtay

Munaasabad lagu soo dhaweynayo xulka ciyaartooyda Galmudug oo dhuusamareeb lagu qabtay

Madaxweynaha, Madaxweyne kuxigeenka iyo Gudomiyaha Barlamanka Galmudug ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu so dhawaynayay Ciyaartoyda iyo Macalimiinta Xulka Galmudug ee dhawaan ku gulaystay koobka Dowlad
Goboleedyada Somalia

Madaxda Galmudug oo Wadajira ayaa Ciyaartoyda iyo Macalimiinta gudonsiiyay Bilado iyo lacag Abaalmarin ah oo xulka horay logu balanqaaday

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com