Dagaal u dhexeya Maleeshiyo Beeleedyo oo ka socda gobolka Galgaduud

Dagaal u dhexeya Maleeshiyo Beeleedyo oo ka socda gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya ayaa sheegaya in dagaal u dhexeta laba maleeshiyo Beeleed uu ka socda degaan u dhexeya Degmada Caabudwaaq iyo Degmada Xeraale ee gobolkaasi.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyo maleeshiyo beeleedyadaan ayaa ka socda deegaanka laandheer 20 km u jira Magaaladda Caabudwaaq.

Dad aan la xariirnay ayaa inoo sheegay in kadib salaada subax ee saakay ay maqlayeen diryan rasaasta la isku adeegsanayo,waxaana qayb ka ah gaadiidka dagaalka oo maleeshiyaadku haystaan.

Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaare soo ka kala gaaray dhinacayada dagaalamau balse lama oga khsaaraha halka uu la eg yahay .

MaamulkaGalmudug ayaa wada dadaalo lagu kala dhex galayo Maleeshiyaadka dagaalamay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com