Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Oslo ee dalka Norway

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Oslo ee dalka Norway

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho shaqo oo saddex maalmood ah.

Madaxweynaha ayaa wadahallo laba geesood ah la yeelanaya Ra’iisul Wasaaraha Norway si loo xoojiyo xiriirka istiraatiijiyadeed ee labada dal.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa la kulmi doono Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway, isaga oo ka dalban doona inay taageeraan dowladda Soomaaliya sigaar ah dagaalka ay la galeyso Al-Shabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com