QORSHAHA CAFARTA & GALBEEDKA SITTI, DDS

QORSHAHA CAFARTA & GALBEEDKA SITTI, DDS

Dagaalka Canfartu waddo waa qorshe lagu doonayo sidii dhulka Galbeedka Sitti looga tirtiri lahaa dadka iyo magaca Soomaaliyeed. Canfartuna waxay go’aan ku gaadheen inay qabsan doonaan illaa Diri-Dhabe,” Barre Daahir Suge oo kamid ah Odayaasha qurbajoogta ee u ololeeya qadiyada Soomaalida iyo tan Reer Sitti ayaa u warramay Wariye Jamarti

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com