Wasiirkii Wasaarada Beeraha Hirshabeelle oo xilka laga qaaday & Wasiir kale oo la magacaabay

Wasiirkii Wasaarada Beeraha Hirshabeelle oo xilka laga qaaday & Wasiir kale oo la magacaabay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa xilka looga qaaday wasiirka wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Hirshabeelle Maxamed Cali Faarax Waxaana Xilka wasiirka wasaarada Beeeaha & Waraabka ee Dawlad goboleedka Hirshabeelle loo magacabaay Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud Yusuf oo ah Aqoon yahan la soo shaqeeyay hay’adaha Samo Falka ee ka Hawlgala degaannada dawlad goboleedka Hirshabeelle.

Halkan Hoose ka Akhriso Wareegtada :

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com