“Qof dhintay oo Mayed ah qofkii laftiisa jabiya waxay la mid tahay qof nool oo laftiisa la jabiyay, waa xaaran dadka dhintay intii Badiilo loo qaato oo lafihiisa lola tago, oo la soo guro wax banan maaha” Shiikh Siciid Axmed Faarax (Taaj) oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Qodista Qabuuraha.
Sheekh Siciid: “Qof dhintay oo Mayed ah qofkii laftiisa jabiya waxay la mid tahay qof nool oo laftiisa la jabiyay,
Dhigaal Duug ah
SAHANKA DALJIR & DEGMADA UFEYN GOBOLKA BARI Q2aad |
FAALLOOYIN & FALCELIN