Xubin ka tirsan Alshabaab una dhashay dalka Itoobiya oo la qabtay

Xubin ka tirsan Alshabaab una dhashay dalka Itoobiya oo la qabtay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa qabtay xubin ka tirsan Alshabaab ah oo u dhashay qowmiyadda Oromada ee Itoobiya, kaas oo jirkiisa ay ku qoran tahay caalamadda Tattoo.

Howlgalka lagu qabtay Iyoobiyaan ka ah ee ka tirsan Alshabaab ayaa ka dhacay deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka socdeen howlgallo lagula dagaalamayo Alshabaab .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com