Wakiilka Xisbiga Shaqaalaha ee gobolka Mudug oo sheegay in xisbiga ay sheeganayaan dad aan lahayn

Wakiilka Xisbiga Shaqaalaha ee gobolka Mudug oo sheegay in xisbiga ay sheeganayaan dad aan lahayn

Wakiilka Xisbi Siyaasadeedka Shaqaalaha ee gobolka Mudug Axmed Cabdikariin Cismaan Qodaar ayaa sheegay in xisbi Siyaasadeedka shaqaalaha ay sheeganayaan dad aan lahayn isagoona baaq udiray Gudiga Doorashooyinka Putnalnd ee Pec iyo Maxadweynaha dowalada Puntland Siciid Cabdulaahi Deni

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com