Maxkamdda gobolka Banaadir oo xukun ku riday Dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada

Maxkamdda gobolka Banaadir oo xukun ku riday Dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo ku eedeysanaa kicin dadweyne, hurinta dagaal sokeeye iyo faafinta anshax xumada.

Dacwadda oosoo martay heerarka kala duwan ayaa ugu dambeyntii maanta waxaa xukun ka soo saartay maxkamadda gobolka Banaadir,

eedeysanayaasha oo ka koobnaa sagaal gabdhood ayaa toddoba ka mid ah lagu xukumay min lix bilood oo xabsi ah, halka labo qabdhood ay maxkamaddu dib ugu celisay xorriyadooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com