Farmajo wixii shalay laga diiday wax maanta Puntland ka soconaya ma aha kana aqbali mayno Ina Dani

Farmajo wixii shalay laga diiday wax maanta Puntland ka soconaya ma aha kana aqbali mayno Ina Dani

“Farmaajo wixii shalay laga diiday ma ahan maanta wax soconaya .. Puntland iyo Ina Dani waxaan leeyahay annagu Xamar kuma mashquulsanin, Xamarna Dowladnimo kama dhawa, annagaa nala ka rabaa in aan Puntland hagaajino oo Soomaali wanaag tusno,” siyaasi Siciid Maxamed Dhafuujiye oo kamid ahaa saraakiishii Kulmis ee SSDF.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com