Israa’iil oo sheegtay in si khaldan loogu beegsaday ciidankooda Qasa

Israa’iil oo sheegtay in si khaldan loogu beegsaday ciidankooda Qasa

Israa’iil ayaa sheegtay duqeyn ay ka fuliyeen Koonfurta Qasa , in si khaldan loogu beegsaday qaar ka mid ah ciidankooda halkaa ku sugan, iyagoo sheegay dhimashada sarkaal sare oo ka tirsan Ciidankooda.

Sidoo kale Duqaynta ayaa waxaa ku dhintay Askar badan oo Israa’iiliyiin ah kuwaas oo Qasa Hawlgal ka waday

Ma aha markii u horreysay ee Israa’iil dhexdeeda ay askar iska dilayso, tan iyo 7 Oktoobar duqeynta iyo madaafiicda Israa’iil waxaa uga dhintay 694 askari , sida ay sheegtay Al Jazeera.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com