Wasiir Maxamuud Caydiid Dirir: “mashaariicda Dawlada Xasan Sh Maxamuud baa ku cuna duuban,”

Wasiir Maxamuud Caydiid Dirir: “mashaariicda Dawlada Xasan Sh Maxamuud baa ku cuna duuban,”

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir “Si kasta waan isugu daynay in hab Dawladnimo lagu xaliyo arinta mashaariicda Dawlada Xasan Sh Maxamuud baa ku cuna duuban, wada xaajood kasta waa galay laakiin aragtida taala waa in Xasan doonayo awooda dhan inay gacantiisa gasho,”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com