Maxkamadda Sare oo billowday dhageysiga kiiska Sayid Cali

Maxkamadda Sare oo billowday dhageysiga kiiska Sayid Cali

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta u fadhiisatay kiiska Dacwadda ka dhanka ah Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysnaa inuu gubay Xaaskiisa Luul Cabdicasiis oo geeriyootay.

Kiiska Sayid-cali ayaa kasoo gudbay heerarka kala duwan ee Maxkamadaha waxaana uu ugu dambeyn jooga maxkamadda sare oo maanta uu ka bilaabanayo.

Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo tan Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa horay Sayid Cali Macalin Da’uud ugu riday xukun dil toogasho ah , hayeeshee Ehelladiisa ay Racfaan ka qaateen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com