Aqoonyahan Shoortaaye: “Anigu waxaan leeyahay labada qolaba dib u fariista, joojiya waxaad wadaan,”

Aqoonyahan Shoortaaye: “Anigu waxaan leeyahay labada qolaba dib u fariista, joojiya waxaad wadaan,”

“Anigu waxaan leeyahay labada qolaba dib u fariista, joojiya waxaad wadaan, Qolada PSF waxaan leeyahay ha u muuqanina Jabhad, cimaamadaana idinka dhacday oo la idinkuma aqoon afduub, Xukuumadda Madaxweyne Deni waxaan leenahay awel baa khaladaad Amni laguu hayey ee wax haku darin,” Aqoonyahan Shoortaaye.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com