Wafdi ka socda Urur goboleedka IGAD oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Wafdi ka socda Urur goboleedka IGAD oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa Garoonka Aadan Cadde kusoo dhoweeyay wafdi ka socdo Urur Goboleedka IGAD.

Wafdiga waxaa hogaaminaya xoghayaha fulinta urur goboleedka IGAD Workneh Gebeyeh waxaana loo galbiyay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya .

Wafdiga ayaa kulamo la qaadan doona madaxda sare ee dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com