Maxaa looga hadlay shirki Golaha Wasiirada Puntland?

Maxaa looga hadlay shirki Golaha Wasiirada Puntland?

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo Todobaadkan looga hadlay Amniga Guud,

Sida ay u socoto dib-u-eegista iyo qiimeynta Qorshihii horumarinta Puntland 2019-2024, Warbixinta Safarkii Wafdiga Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ku tageen Europe, Warbixinta Safaradii Goleyaasha Dowladda ee Mudug, Sanaag iyo Haylaan iyo qodobo kale

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com