Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab Shidaal oo laga leeyahay Mareykanka

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab Shidaal oo laga leeyahay Mareykanka

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay weerarreen markabka shidaalka qaada ee OLYMPIC SPIRIT oo Mareykanka laga leeyahay iyo markabka kale ee ST.JOHN.

Xuutiyiinta ayaa ku eedeyay Maraakiibta inay jabiyeen xannibaadii saarnayd maraakiibka xiriirka la leh Israa’iil iyo dalalka taageerra ee reer Galbeedka.

Afhayeenka Xuutiyiinta, Yaxye Sariic oo Warbaahinta usoo bandhigay weerarrada ay la beegsadeen maraakiibtan, ma sheegin inta ay gaarsiisan tahay khasaaraha gaaray maraakiibtan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com