Dil ka dhacay degaanka Fiq-fuliye ee G/sanaag oo laga arinsanayo

Dil ka dhacay degaanka  Fiq-fuliye ee G/sanaag oo laga arinsanayo

Garaad cabdilaahi Garaad saleeban Garaad maxamed cuqaasha wax Garaadka iyo wayeelka beel-waynta maxamed Siyad ugaadh-yahan ayaa manta shir ku qabtay Degmada kulaal ee G/sanaag shirkaas oo ay ku weheliyen wasiirka hawlaha Guud iyo Gadidka ssc-khaatumo iyo Xiliban ka Tirsan mamulka Puntland.

Garaadka iyo cuqasha ayaa hawsha Dilka shalay ka dhacay Degmada Fiq-fuliye ee G/sanaag Gacanta ku haya ayado Bulshada iyo dhamaan Deeganka iyo mamulka ssc-khaatumaba uu shegay in hawashu ay meel wacan taalo nabada iyo amanka Deegankuna wacan yahay lana adkeeyo.

Maxamed koronto | Daljir laascaanood

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com