Jaaliyadda Puntland USA oo Minneapolis ku soodhaweeyey Suldaan Maxamud Suldaan Jamac

Jaaliyadda Puntland USA oo  Minneapolis ku soodhaweeyey Suldaan Maxamud Suldaan Jamac

Jaaliyadda Qurbajoogta Puntland ee America ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Minneapolis kusoo dhaweysay Suldaan Maxamud Suldaan Jamac oo ah Xoghayaha isimada Puntland. guddoomiyaha Jaaliyadda mudane Mobamed Keynaan iyo madax iyo siyaasiyiin kala duwan oo goobtaas ka hadashay ayaa Suldaanka si diiran usoo dhaweey. Suldaanka ayaa isaguna u mahadceliyey mas’uuliyiinta soo dhaweyey. Maalinta sabtida ah ee ku beegan 26ka October ayaa xaflad heer sare ah Suldaanka loogu qaban doonaa magaalada Minneapolis, halkaas oo uu xog ku siin doono qaybaha kala duwan ee jaaliyadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com