Dawlada Soomaaliya oo dalka ka ceyrisay Diblumaasi ka tirsan Safaarada Itoobiya ee Soomaaliya

Dawlada Soomaaliya oo dalka ka ceyrisay Diblumaasi ka tirsan Safaarada Itoobiya ee Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa ku dhawaaqday in mudane Cali Maxamed Aadan, oo hadda ah La-taliye II ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee Soomaaliya, inuu yahay “shakhsi aan la rabin” (persona non grata) waxaana laga doonayaa inuu ka baxo Soomaaliya 72 saacadood gudahood marka uu helo ogeysiiskan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com