Xafiiska Xisbiga shaqaalaha ee ee degmada Buurtinle oo ay shir ku yeeshay tageerayaasha Xisbiga….

Xafiiska Xisbiga shaqaalaha ee ee degmada Buurtinle oo ay shir ku yeeshay tageerayaasha Xisbiga….

Xafiiska Xisbiga shaqaalaha ee ee degmada Buurtinle ayaa waxaa shir ku yeeshay tageerayaasha Xisbiga iyo Gudoomoyaha Xisbiga Shaqaalaha ee degmada Buurtinle iyo Gobolka Mudug Axmed Cabdikariin Cismaan Qodaar waxayna shegeen in Xisbiga Shaqaalahu uusan xisbiyo kale ku darsameen waxayna baaq udireen Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wasiirka Arimaha gudaha Puntland Abdi Farah juxa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com