Dowladda Soomaaliya oo u jawaabtay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo magacaabay guddiga doorashada Jubaland. wasaaradda arrimaha gudaha ayaa eedo culus u jeedisay madaxweyne Axmed Madoobe.
halkaan ka akhriso qoraal dheer oo ay so saartay wsaaradda:
FAALLOOYIN & FALCELIN