Maxkamadda Darajada-koowaad ee Gobolka Bari ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Maxamed Abshir Muuse [Bidix] oo 29-kii July 2024 Magaalada Boosaaso ku dilay Eebe ha u naxariistee Khaalid Cali Khaalid Awmuuse, guddoomiye ku-xigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika
Alle ha u naxariisto labadoodaba waxa ay ka wada tirsanaayeen isla jaamacadda Bariga Afrika.
COMMENTS