Ciidamada Difaaca Puntland oo Saaka Guulo Horleh soo Hoyiyey

Ciidamada Difaaca Puntland oo Saaka Guulo Horleh soo Hoyiyey

War hadda ka soo baxay Taliska Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa sheegaya in xalay illaa iyo saaka ay jab xooggan ugu geysteen argagixisada ISIS. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka Haraaryo ee Togga Jecel waxa uuna ku biloowday weerar ay argagixisadu soo qaadeen.

Sawiro hordhac ayaa lagu arkayaa meydad waran oo 50 kor u dhaafaya, laakiin sida ciidamadu sheegan meydadka ajaaniibta ISIS inta la arkay illaa iyo hadda waa boqol ku dhawaad.

Daljir kala soco wararkii ugu danbeeyey ee Hawlgalka Hillaac ee Buuraha #Calmiskaad.

Sawirada meydadka ISIS arag Telegramka Daljir ama halkan riix: https://t.me/RadioDaljir/1410?single

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com