Talisyo Horleh oo ISIS laga Qabsaday iyo Madaxii Darooniska Argagixisada oo la dilay

Talisyo Horleh oo ISIS laga Qabsaday iyo Madaxii Darooniska Argagixisada oo la dilay

War hadda ka soo baxay Taliska Hawlgalka Hillaac ayaa lagu sheegay in ku dileen madaxii Darooniska ee firxadka argagixisada ISIS (meydka ISIS booqo bogga Daljir Telegram).

Dhanka kale, deegaannada Lugta Huraanhur iyo Togga Raqraq ee buuraha Calmiskaad waxa la qabtay saanad ciidan iyo talisyo ISIS.

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com