Boosaaso: Cabdiraxmaan Shirwac Laahoor oo katirsanaa Kooxda Daacish, ayaa ku geeriyoodey Xabsi uu ku xirnaa mudo laba bilood ah.
Laahoor wuxuu dhowaan isu dhiibey ciidamada Puntland ee wada hawlgalka Calmiskaad.
Lama sheegin sababta geeridiisa, mana jirin xog laga hayey xaaladiisa oo lala wadaagey bahda Warbaahinta iyo dadweynaha.
Faahfaahin kala soco Warbaahinta Daljir.
COMMENTS