“Xildhibaan Cabdillaahi Xaashi Abiib waa mudane laga soo doortay gobolka Awdal waxa uu matalaa qoomiyad balaadhan oo qayb ka ah hanaanka 4.5 ee uu ku salaysan yahay awood-qaybsiga Fadaralka Somaliya, waa mudane haysta kalsoonida shacabka, tan dhaqanka, siyaasiyiinta iyo bulsho waynta uu matalo sidaas aawadeed ka Suldaan Samatar ahaan, iyo beelaha aan suldaanka u ahayba waxa aan cadaynaynaa in aan kalsooni buuxda iyo garab-istaag u hayno Xildhibaan Abiib.”
> Daljir Media
COMMENTS