Ciidanka Military-ga Daraawiishta SSC-Khaatumo oo Taliye Cusub loo magacaabay

Ciidanka Military-ga Daraawiishta SSC-Khaatumo oo Taliye Cusub loo magacaabay

Madaxweynaha Dawlad gobleedka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali firdhiye ayaa G/Sare Cabdifataax Maxamed Aadan u magacaabay inuu si ku meel gaadh ah u sii noqdo Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo.

Taliye cabdifataax ayaa hore u ahaa kuxigeenka taliyihi xilka baneeyey maanta sareeyo guuto Saleeban Bare Geesood.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com