Hogaamiye Firdhiye oo hada Muqdisho ukicitimay.

Hogaamiye Firdhiye oo hada Muqdisho ukicitimay.

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa hada ka ambabaxay gegida diyaaradaha ee Laascaanood isaga oo kuwajahan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Hogaamiyaha ayaa ka qaybgalaya Shirka madasha wadatashiga Qaran oo ka furmeysa Muqdisho, Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo ayaa kamid ah Dowlad Goboleedyada sida Rasmiga ah ugu qaybgalaya Shirka.

Mohamed Koronto | Daljir SSC-Khaatumo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com