Xuska maalinka caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafada. oo Garowe lagu qabtay

Xuska maalinka caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafada. oo Garowe lagu qabtay

Ururka Warbaahinta Puntland ee (MAP) oo kaashanaya Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa maanta 03 May, 2025 ku qabtay Garowe xuska maalinka caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafada.

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland Maxamed Faroole, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Yacquub Abdalla, Xildhibaan Maxamed Shendi, Gudoomiyaha PUNSAA Cabdirixamaan Cabdirisaaq, Gudoomiyaha MAP Maxamed Caynsane, madaxda iyo masuuliyiinta warbaahinta, ururada bulshada rayidka iyo marti sharaf ayaa ka soo qaybgalay munaasibadan looga hadlayay Xoriyadda Saxaafada, ilaalinta deegaanka, horumarinta Mihnadda iyo la-jaanqaadka tiknoloojiyada casriga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com